Screenshots

Description

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee AudioNow waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.
Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (Qiimaha dal walba u yaal ayaa laga qaadayaa wicitaanka teleefonka. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin)

- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali

- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.

- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali

Haddii aad doorato inay kuu soo dhacdo wargelin, cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee xogta aaladdaada iyo goobta aad joogtid waxaa BBC u keydinaysa AudioNow. Adeeggan waxaa la socda xayeysiin qayb ka ah ah app-ka.

Xog kale oo kuu gaar ah (sida magacaaga ama email-kaaga) lama keydinayo. Xogtan waxaa la keydin karaa oo kaliya haddii ay waafaqsan tahay Sharciga Xuquuq Shaqsiyeedka AudioNow, oo laga heli karo
http://www.audionow.com/privacy-policy/

Wargelinta waxaa ku jiri kara ogeysiis, codad iyo calaamado. Kuwan waxaad ka beddeli kartaa (Settings notifications). Xogta app-kani uruuriyo ee ay ka mid yihiin cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee aaladdaada iyo goobta aad joogtid, iyagana waxaad ka heli kartaa Settings


The official BBC Somali news AudioNow app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling).

- Read the latest news headlines from the BBC Somali website

- Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service

- You can access the most recent editions of:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali


If you choose to receive push notifications, a unique identifier relating to your device and your location data will be stored by AudioNow on behalf of the BBC to provide you with the service, allow advertising to be served within the app [and for processing payments].

No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with AudioNow’s Privacy Policy, available at http://www.audionow.com/privacy-policy/

Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings

What's New

Version 4.2.8

Thank you for using our app! We are constantly working to improve it and offer better versions to our users.
This update includes bug fixes and minor improvements.
If you like our app, please give us a review. We appreciate your feedback!

Ratings and Reviews

4.3 out of 5
110 Ratings
110 Ratings

Editors' Notes

Information

Seller
AudioNow Digital East Africa LLC
Size
173.9 MB
Category
News
Compatibility
Requires iOS 9.0 or later. Compatible with iPhone, iPad and iPod touch.
Languages
English
Age Rating
Rated 4+
Copyright
© Copyright BBC Somali 2016
Price
Free

Supports

  • Family Sharing

    Up to six family members will be able to use this app with Family Sharing enabled.

More By This Developer

You May Also Like