iPhone Screenshots

Description

IIBGEE Somali waa app casri ah oo kuu sahlaysa inaad si sahlan Soomaaliya (Somalia) aad wax uga iibiso. Sahal badeecad ama adeeg uga iibi dhamaan Soomaalida oo dhan - alaab cusayb ama mid celis ah. Sell & buy in Somalia easily - In Somali, English or French. Download IIBGEE APP or contact for assistance.
---
Ma haysaa shay aad jeclaan lahayd inaad iska iibiso? Ma leedahay xirfad aad ku shaqayso? Ma bixisaa adeegyo aad jeclaan lahayd inaad dadka u sheegto. WWW.IIBGEE.COM, waa websaydh aad ku iibin karto badeecado iyo adeegyo; sidoo kalena aad ka iibsan karto badeecadaha iyo adeegyada dadka adiga oo kale ah ay soo galiyeen.

Soo dagso App-kan (IIBGEE.COM), ka dibna mobaylkaaga si sahlan uga iibi ama uga iibso badeecado iyo adeegyo. Sawir ka qaad shaqyga aad iibinayso. Gal app-ka, ka dibna gali qiimaha badeecada / adeegga iyo sida laguula soo xariiri karo. Waa sahal! Soo dagso app-ka, una gudbi qof walba oo Soomaali ah oo iibinaya badeecad iyo adeeg.

---
www.iibgee.com is the #1 free classifieds ads in Somali language. Sell and buy your products and services in Somali speaking regions in Horn of Africa. This app lets you sell & buy products and services freely in Somalia. Download the app today, and advertise your business or product and reach millions of Somali speakers in East Africa and around the world.


Please review our app on AppStore and share with all the users who can benefit from posting ads for the Somali community.

Thank you for downloading IIBGEE.COM App. If you have questions regarding this app, please contact us.

IIBGEE.COM
info@iibgee.com

Ratings and Reviews

mcdaar ,

Amazing app

Easy to use. User friendly

Information

Seller
Omer Mohamed
Size
68.1 MB
Category
Shopping
Compatibility

Requires iOS 9.1 or later. Compatible with iPhone, iPad, and iPod touch.

Languages

English

Age Rating
Rated 4+
Copyright
© IIBGEE
Price
Free

Supports

  • Family Sharing

    With Family Sharing set up, up to six family members can use this app.

More By This Developer

You May Also Like